Waa maxay?
Nidaam iib oo ku shaqeeya taleefan ama kombuyuutar, xitaa marka internetku go’o.
Internetka Soomaaliya mar walba ma joogteysna. Nidaamkani iibka ma joojiyo marka xidhiidhku go’o — sidaas darteed ganacsigu ma istaago.
Yaa isticmaala?
Dukaamada iyo suuqyada.