Waa maxay?
Hab lagu qabsado garoomada kubbadda cagta, koox lagu sameeyo, ciyaartana lagu qorsheeyo — iyada oo aan la wicin qof.
Garoomada Muqdisho waxaa lagu qabsadaa telefoon iyo xusuus. Halkan waxaad ka aragtaa saacadaha banaan, waadna qabsan kartaa isla markiiba.
Yaa isticmaala?
Ciyaartoyda iyo milkiilayaasha garoomada.