Waa maxay?
Waa la dhisayaa: hab lacag-bixin oo shabakadaha mobile money-ga ee kala duwan isku xidha, iyada oo aan qofku u baahnayn inuu mid ka baxo si uu mid kale u galo.
Soomaali badan waxay leeyihiin laba ama saddex xisaab oo mobile money ah, sababtoo ah mid kastaa wuxuu shaqeeyaa meel gaar ah. JaallePay waxaa loo dhisayaa si ay hal meel uga bixin karaan. Lacag-bixintu waxay martaa shirkadaha mobile money-ga ee shatiga leh.
Yaa isticmaala?
Macaamiisha JAALLE, iyo ganacsiyada iyo hay’adaha lacag qaata.